Baydhabo(INO)-Dallad Ay Ku Midaysan yihiin Haweenka Raggooda Ku Waayey Dagaallada Sookeeye Ee Soomaaliya iyo Kuwo garoob ah ayaa ayaa Laga Aasaasay Baydhabo Ee Xarunta Gobolka Bay.
Gudoomiyaha Dallada SAHF Hodon Maxamed Xasan Ee haweenka Ku midoobey ayaa baaq u dirtey Dhamaan Hay’adaha Samafalka, Dowlada Koonfur Galbeed Soomaaliya iyo Dowladaha Islaamka ee Kalaafle Qaada Garoobka inay caawiyaan Gabdhahan oo Gaarayaan 20 Hablood, isla markaana ay haystaan Caruur ayna ku adag tahay inay Biilaan.
Halkan Ka Daawo,
Idale News Online, Baydhabo