Taariikh Nololeedka Marxuum Cumar Yantaar oo Baidoa ku geeriyoodey iyo Jaaliyada DM oo Tacsi diraaya

0
952

Baidoa (INO) – Cumar Yantaar waxaa uu ka mid ahaa aas-aasayaashii ururkii RRA ee Deegaanka Dhanqooq , waxuu ka mid ahaa Booliskii ugu horeeyey ee Soomaaliya loo aasaasey Markii dambe, waxuuna u shaqayn jirey dowlada dhexe dhinaca Wasaaradda Shaqada iyo Shaqaalaha isagoo ahaa iskuduwaha Wasaaradda Shaqada iyo Shaqaalaha ee gobalka Baay

CumarYantaar20Yrs CumarYantaarOld
1995-1999 oo ahayd xiligii lala dagaalamayey kooxdii dhul-boobka ahayd ee Salbalaar ayaa waxuu ka qayb qaatey halgankii RRA iyo xorayntii Deegaanada Digil iyo mirifle , waxuuna xiligaas ahaa 80 jir doonaya in aan la gumeysanin bulshadiisa , waxuuna ahaa nin aad u jecel Midnimada Digil iyo mirifle.
Illaah waxaan ugu baryeynaa inuu janada fardowsa ka waraabiyo
Waa halyey aan la halmaami karin .
N/B waxaa lagu xasuusataa wadada Xafiiska Shaqada iyo Shaqaalaha oo hormarta UNICEF ilaa ADC oo loo yaqaaney Wadadii Cumar-yantaar kasoo horjeedka Wasaarada Waxbarashada, laga bilaabo maanta si loo xasuusto Xaaji Cumar Yantaar wadadaas waxaa loogu yeeri doonaa Wadadii Cumar yentaar , waayo 4 sano ayuu halgan ku jiray isagoo 80 jir ah waxaan ku wada nooleyn xarunta RRA ee Dhanqooq, waxaan xasuustaa isagoo 80 jir ayuu ka qayb gali jirey halgankii RRA .

————————————————————————————————————————–

Waxaa maanta oo ay taariikhdu tahay 24-3-2016 ku geeriyooday magaalada Baidoa marxuum Xaaji

cumar Maxamed Cali (yantaar) oo lagu qiyaasey in uu yahay shaqsiga ugu wayn magalada Baidoa kana

mid ah oday dhaqameedyada ugu caansan gobolka Baay waxuu ku dhashay magaalada Koronbood ee

gobolka Baay markay taarikhdu ahayd 1918-kii, waxuu dunida kaga tagay xaaskii Muslimo Nuur Axmed

iyo shan wiil sadex gebdhood iyo 43 oo uu awoow u yahay, 1. Jamilo Cumar. 2. Cali Cumar. 3. Luul

Cumar. 4. Fadumo Cumar. 5. Maxamed Cumar. 6. Cabdi Cumar. 7. MowliId cumar. 8. Shiekh Nuur

Cumar.

Waxaa tacsiyada diraya

1. Prof Cabdi Maxamed Kuusow

2. Cabdullaahi Maxamed Kuusow

3. Cali Maxamed kuusow

5. Ruqiyo Adan Muuse

6. Ruqiyo Maxamed Kuusow

7. Saacid Sh. Cabdisalan

8. Maxamed Cussman Cali

9. Ambassador Sayid Sheekh Daahir

10.Malaaq Cabdirashid Shiikh

11.Fahad Maxamed Abuukar iyo xaaskiisa

12.Al-Ustad Adam Increase iyo xaaskiisa

13.Cusman Maxamed Macalin

14.Dr Cabdullaahi Amaandhoorey iyo xaaskiisa

15.Maxamed Ibraahim Xasan

16.Faadumo Janaay Ibraahim

17 Cabdi Maxamed Gurey

18 Mursal Shiekh Dahir

19. Maxamed Rashiid Shiekh Dahir

20. Ibrahim Xuseen Ali Saalah

21. Ahmed Ibrahim Ali (Cirro)

22. Xaliimo Macalin Xassan

23. Maxamedd Cabdi Nuur Mad Mad

24. Amino Sharif

25. Sheekh Maxamed Hajir

26. Xaaji Cabdullahi Macallin Cabdulqadir

26. Cumar Maccalin Cali

27 Ibrahim Axmed Ibrahim

28 Xuseen Xaji Cali

29. Cumar Sheekh Cadisalaan

30. Yuusuf Maxamed Nuur

31. Maclin Ahmed

32. Cabdiraxmaan Kuule

33. Maano Maxamed Nuur Cadi

34. Haajir Axmed

35. Eng. Sadiq Cabdullaahi Cabdi Waraabe

36. Isaaq Maxamed Kuusow

Idale News Online, Baidoa