Wafdi uu Hogaaminayo Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane. C/xakiin Xuseen Guuleed ayna ka mid yihiin Wasiirka Gaashaandhiga C/xakiin Fiqqi iyo Wasiiro Ku xigeenada Wasaaradaha Warfaafinta iyo Horumarinta Adeega Bulshada oo Maanta gaaray Magaalada Baydhabo ayaa Halkaas kuluma Kula qaatay Qaar ka mid ah Odayaasha, Haweenka & Dhalinyarada Magaaladaas.
Hadaba waxa aan idiin Soo Bandhigaynaa Sawiro Muujinaya Kulamadii ay la qaateen Madaxda Gobolka iyo Dadkii ay la kulmeen iyo Meelaha ay soo booqdeen.
Idale News Muqdisho