DEG DEG: Banaabax lagu taagyeerayo Heshiiskii Madasha Wada Tashiga Oo Ka Socoda Baydhabo

0
199

Baydhabo(INO)- Banaan bax xoogaan ayaa hada ka socoda Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Bay, kaas lagu taagyeerayo Heshiiskii Madasha wada tashiga  Ee Soomaaliyeed.

Waxaa ka qiib qaadanaya Maamulka Gobolka Bay, kan degmada , Xildhibaano iyo Wasiiro ka tirsan Koonfur Galbeed Soomaaliya iyo Gollaha Odayasha Dhaqanka KGS.

Waxii ka soo kordho

Fillo sawiro iyo Codod Goordhow

kala soco wararka Idale News Online

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here