Baydhabo(INO)-sacdiyo cali yuusuf waxay tahay hooyo dhibana ah oo ku nool magalada baydhabo ayadoona magalada ay joogto mudo dhan 15 cisho ayaa waxa ay tahay dhibatada ay haysato Ayaa iskufuran ku dhacay iyo waliba waxa u dheer caloosha oo barar ku jiro ma shaqeysankarto sacdiyo ayaa ah hooyo heysato 6 caruur sacadiyo hooyadeed Ayaa ah mid da” ah oo hadana Indho Laheen.
sacdiyo cali waxay ka soo barakacdey magalada baardheere Ee Gobalka gedo waxayna soo barakacdey xiligii duqeymada ku socotey sacdiyo ayaa ku dhashey meel hood ah ay u jirto baardheere 50 km ayadoona ay kaligeeda ay ku dhashey halkaasi kadibna ay kala kulantey dhibaato.
Hadaba hooyadaasi ayaa waxa ay joogtaa magalada baydhabo waxaana u baahan tahay in lacaawiyo
Fadlan hadaad u baahan tahay in aad caawiso hooyadaan dhibaateysan.
kala soo xiriir Tell:+252616492248 Ama +2526008236 Ama siidkey4444@hotmail.com
Halkan Ka Dhageyso
Idale News Online, Baydhabo