Rabdhuure(INO) – Wararka ka imaanaya Degmada Rabdhuure ee gobolka Bakool ayaa sheegaya in halkaas ay gaareen wafdi xildhibaano katirsan DF Soomaali ah.
Xildhibaanadan ayaa ka baxay magaalada Xudur oo ay maalmihii lasoo dhaafay ku sugnaayeen, waxaana si weyn loogu soo dhaweeyay Degmada Rabdhuure.
Halkan Ka Dhageyso Codka Xildhibaan Cumar Balash
Gudoomiyaha Degmada Rabdhuure ayaa si faah faahsan uga hadlay sababta ay xildhibaanada utageen deegaanadaas iyo waxyaabaha kasoo baxay kulamadii ay la qaateen.
Halkan Ka Dhageyso Codka Gudoomiyaha Rabdhuure
Idale News Online, Rabdhuure