Baydhabo(INO)- Gudiga doorashada Gudoomiyaha baarlamaanka ee Dowlada Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa shaaciyay Xiliga ay dooranayaan Gudoonka baarlamaankaasi,
Xubin ka mid ah Gudigaasi oo saxaafada la hadlay kulan ay maanta ku yeesheen Baydbao kadib ayaa sheegay inay bilaabatay qabashada Codsiyada dadka doonayaa Gudoonka isaga oo shaaciyay shuruudaha laga rabo dadka doonaya Xilalkaasi.