Daawo:Munaasabad lagu Xusay Dhalashadii Nebigeena NNKH oo lagu Qabta Baydhabo

0
209

Baydhabo(INO) — Waxaa Maanta munaasabad si weyn loo soo agaasimay oo lagu maamuusayay dhalashada Nebi Muxamed NNKH, waxaa ay ka dhacday magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay.

Munaasabada oo ahayd mid si weyn u soo jiidatay indhaha bulshada ku dhaqan magaalada Bay.

Wasiirka Awqaafta iyo Diinta Ee Koonfur Galbeed Soomaaliya iyo Culummadii ka qeyb-gashay munaasabada ayaa dadka u jeediyay khudbado dhamaantood xambaarsanaa taariikhda Nabbigeena Max’ed NNKH, iyaga oo ku booriyay bulshada in ay mar walba maskaxda ku hayaan munaasabadan oo kale oo sidda ay culimada sheegeen ah kuwa diini ah oo loo baahan yahay in la weyneeyo.

Ugu dambeyn, Ka qayb-gallyaashii xuska ayaa waxaa ka mid ahaa dhallinyaro aad u da’yar oo si qurux badan u soo labistay, kuwaasoo aad moodo in si gaar ah loogu carbiyay maanta oo kale in ay soo bandhigaan dareenkooda, la xiriira jeceylka Nebi Muxamed NNKH

Halkan Ka Daawo

DSCN9899DSCN9900DSCN9898DSCN9901DSCN9902DSCN9903DSCN9905

Idale News Online,Baydhabo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here