Daawo:Dood kulul oo ay ka qeybgaleen aqoonyahanno xog-ogaal ah

0
238

Muqdisho(INO)- Barnaamijka Dood Wadaag ee ka baxa TV Universal ayaa usbuucan waxaa marti ku ahaa madaxa hay’adda CRD Jibril Ibrahim Cabdulle. Barnaamijka oo ahaa mid aad loo soo agaasimay ayaa waxaa lagu lafa guray waxyaabo badan oo mugdi uu kaga jiray dadka Soomaaliyeed.

Jibriil ayaa iftiimiyay waxyaabo badan oo aay ku guul dareysadeen dhammaan dowladihii soo maray Soomaaliya dhanka, bulshada, koboca dhaqaalaha, arrimaha siyaasadda, dowlad wadaaga, caddaalada iyo nabadgelyada. Barnaamijka oo ugu danbeyntii fursad loo siiyay dadkii ka soo qeyb galay oo aay su’aalo ku weydiiyeen Jibriil ayaa waxaa lagu lafo guray dhibaatada soo daba dheeraatay oo dalka ka jira.


Idale News Online, Muqdisho

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here