Berdaale(INO)- Masjidkan oo in mudo ah socday dhismihiisa ayaa laga hirgaliyay Degmada Berdaale Ee Gobolka Bay halkaasi oo ay ka jirtay baahi Masjid oo ay qabeen dadka deeganka, iyadoo furitaanka masjidka ay ka soo qeyb galeen culumaa’udiin si weyn looga yaqaano Gobolada Bay iyo Bakool.
Qaar ka mid ah Culumadii ka hadashay furitaanka masjidka ayaa ku bogaadisay dadka Koonfur Galbeed Soomaaliya ee dhaqaalaha heysta in ay badiyaan hirgelinta goobaha lagu cibaadeysto.
Halkan Ka Daawo.
Idale News Online, Xafiiska Baydhabo