Wareysi: Gaandi oo ka hadlay Arrimaha Maamul U Sameynta Jubbaland iyo taariikhdii ay howshaan soo martey

0
169

Maxamed Cabdi Gaandi oo ka kadlay Talevisionka Somali chanel ayaa  faah-faahin ka bixiyey Maamul u samaynta deegaanada Jubbooyinka, isagoo ku nuux-nuuxsaday in ay meel fiican marayaan qorshaha maamul u samaynta deegaamada Jubbooyinka.


Gaandi ayaa sheegay in deegaanada Jubbooyinka & Gedo ay degaan qabiilo badan oo soomaaliyeed , ayna ku talo jiraan in qabiilada wada dega ay dhammaantood iska arki doonaan Maamulka laga dhisi doono deegaanada Jubbooyinka & Gedo.
Daawo Wareysiga Maxamed Cabdi Gaandi oo umuuraha Jubbaland iyo arrimo kale kaga hadlaayo:

Idale News www.idalenews.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here