Dood: Aqoonyahanada Puntland oo ka digey khalaase ka dhaca Puntland 8da January 2013 oo eg Xiliga Faroole

0
193

Dhageyso aragtida kala duwan ee laga qabo muddo kororsiga xakuumadda Madaxweyne C/Raxmaan Faroole oo waqtigeedu ku egyahay sideedda bishan Janaayo. [audio:http://realaudio.rferl.org/voa/SO/manual/2013/01/04/3cfd2b5a-f8d2-4f04-8c40-0a09726c3ff9.mp3]


Doodda ayaa waxaa ka qeyb galaya Siyaasiyiin, aqoonyahanno iyo nabadoonno ka soo jeeda bulshada Puntland kuna aragti kala duwan tubta ay Puntland haatan hayso.

Idale News www.idalenews.com