Dhageyso:Jaamacadda Upper Jubba Oo Tababaro Siisey Beeraleyda Gobolka Bay

0
206

Baydhabo(INO)-Jaamacadda Upper Jubba ee Magaalada Baydhabo ayaa wada tababaro ay siinayso Beeraleyda Gobolka Bay,  iyadoona  tababaradu  ay ka faa’ideysanayaan Beeraleyda Ku dhaqan degmada Baydhabo.

Madax Xafiiska Ee Jaamacadda Upper Jubba Proff. Idiris Cabdi Taktar ayaa Sheegey in tababaro badan ay qabatey jaamacadda Upper Jubba  isla markaana waxaa uu intaa ku darey inay ugu gul leeyihiin sidii beeraleyda Gobolka Bay loogu dhiira galin lahaa Tacabashada Beerahood  isla markaana waxaa uu sheegey inay jaamacaadu ay  bartey aqoonata beeraha la xariirto iyo  isla markaana ay siisey Shahaado.

Halkan Ka Dhageyso.

Idale News Online, Baydhabo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here