Mosco(INO)-Qaybo si wayn loo casriyeeyay oo ah Qoriga dhiiga ugu badan dunida ku daadsha ee Kalashnikov, ayaa lagu soo bandhigay carwo caalami ah oo hubka noocyadiisa kala duwan lagu soo bandhigay oo lagu qabtay magaalada Moscow.
Farsamo yaqaanada sameeya Qoriga Kalashnikov ayaa sanadihii u danbeeyay soo saaray, noocyada AK 12 iyo AK-14, kuwaas oo aad uga fudud ugana casrisan moodelka sida wayn dunida looga isticmaalo ee AK-47, oo lagu tilmaamo kan loogu haysashada badan looguna adeegsiga badan yahay dagaalada dunida.
Halkan Ka Daawo.
Idale News Online, Mosow