Wiil Soomaaliyed oo lagu magacaabo Ibrahim Abuukar, ayaa lagu diley dalka Canada, iyadoo wiilkaan lagu eedeeyey in uu ku guda jirey fal burcadnimo ah oo uu kula kacay qoys caddaan ah.
Sida CBC News Channel sheegey ninka la diley ayaa waxaa Booliisku ay dileen ka dib markii qoyska guriga wiilka lagu diley ay la soo xiriireen booliiska, teedana ay toogteen isaga oo ku howlan fal burcadnimo oo uu gurigaas ka fulinaayey.