Dhageyso Xildhibaan ka Waramaaya “Maamul U sameynta Jubooyinka Yaa Xaq U leh” ma dadka mise dowadda?

0
180

Xildhibaan ka mid xildhibaanada barlamaanka Soomaaliya oo lagu magacaabo C/laahi Yuusuf kana soo jeedo sida uu sheegey gobolada Jubooyinka iyo Gedo ayaa ka hadley aragtidiisa ku aadan arrimaha ku saaban maamul u sameynta Jubbaland Stata iyo Koonfur Galbaeed Soomaaliya.
Halkaan ka dhegeyso Wareysiga Xildhibaanka oo ka hadlaaya Maamulada Koonfur Galbeed iyo Jubbaland State