Wareysi uu Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud siiyey laanta af Soomaaliga ee BBC ayuu kaga hadley arrimo ay ka mid yihiin Nabadgeliyada, Xiriirka Soomaaliaya iyo Kenya, inuu jiro khilaaf Kenya iyo IGAD ku aadan oo ku saabsan Maamul U sameynta Jubooyinka, Goorta uu tagayo Kenya iyo arrimo badan.
Wareysiga Madaxweyne Xasan oo uu kaga hadley arrimahaas iyo kuwa kale ka dhageyso halkaan
Idale News Muqdisho