Baydhabo(INO) – Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay ayaa siweyn looga xusay 15-ka May oo ku asteeysan maalintii la aasaasay dhaqdhaqaaqii ururka dhalinyarada gobanima doonka Soomaaliyeed, kuwaasoo dalka Soomaaliya u horseeday madaxbanaanida uu maanta heeysto.
Ururka dhalinyarada KGSoomaaliya iyo wasaaradda Dhalanyaradda iyo Sports ayaa soo qabanqaabiyay munaasibad aad u heersareeyso, taasoo ay kasoo qeybgaleen madax ka tirsan KGS iyo weliba qeybaha kala duwan ee bulshada.
Idale News Online, Baydhabo
Home Idale Somali News Update Daawo: Sida Baydhabo Janaay Looga Xusay 15 May Ee Aas Aaskii Ururkii...