Madaxweyne Xasan Sheikh: “Dadka Reer Somaliland iyo Dowladooduba anagu waan hambalyeyneynaa…”

0
232

[audio:https://www.idalenews.com/wp-content/uploads/2012/11/PresidentXasanVsSomaliLand.mp3]
Halkaan ka dhegeyso wareysiga Madaxweyne Xasan bixiyey intii uusan ka kici timin Jabuuti. Mar VOA ay weydiisey aragtidiisa ku aadan doorashooyinka Somaliland ka socda waxuu Xasan Sheekh Maxamuud Yiri Riix Halkaan