Muqdisho(INO)-Barnaamijka Faaqidaadda ee todobaadka ee Idaacada VOA-da ayaa waxaa uu ku saabsanyahay eedaha soo cusboonaaday ee dhalinyaro Soomaali Maraykan ah lagu eedeeyay taageerada argagxisada.
Sidoo kale dhowaan ayaa Dawlada Maraykanku waxay Xidhay Dhalinyaro Soomaaliyeed, kuwaasi oo Lagu eedeeyay inay u socdeen inay ku biiraan Ururka ISIS hadaba Barnaamijka oo xiisa badan nala Dhegayso.
Idale News Online, Muqdisho