Dhageyso Mowqifka Madaxweyne Xasan ee Maamul U Sameynta 3da Gobal (Jubooyinka & Gedo)

0
265

Madaxweyne Xasan ayaa markuu ugu horeeyey sheegey mowqifkiisa ku aadan maamul u sameynta jubooyinka  iyo eedeynta ay dadka deegaanka qaarkiis qabaan ee ah inuusan raali ka aheyn maamul ay yeeshaan ayaa waxa uu sheegey in uu doonaayo maamul dadka deegaanku dhisteen oo aan dibada laga keenin. Hadalkiisa oo u muuqdey in uu ula jeedo dowlada Kenya oo gacan saar weyn la leh beel ka mid ah beelaha deegaanka isla markaasna ciidamadooda ay joogaan gobolka.

Dhageyso Mowqifka Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ee arrimaha Maamul U Sameynta Jubooyinka iyo Gedo

Xafiiska Warqabadka Idale News Kismaayo
Axmed Yoontey idalenews@yahoo.com