Tacsi – Marxuum Malaaq Isaaq Ibraahim (Isaaq Uus)

0
230

Inaa Lilaahi Wa inaa Ilaahi Raajicuun, Waxaa tacsi tiiraanyo leh diraayo dhamaan qowmiyad weynta Digil iyo Mirifle ee ku dhaqan waqooyiga Ameerika oo aan magacyadooda la soo koobi karin. Waxayna Ilaahey Marxuum Malaaq Isaaq Ibraahim ugu baryaayaan in Janadii Fardowsa aheyd ka waraabiyo, eheladii iyo qaraabadii uu ka tageyna samir iyo Iimaan Ilaahey ka siiyo.