DaawoVideo:Tirada Dhimashada Dadkii Dhulka La Go’ay ee Dalka Afgaanistaan oo Kun Kor u Dhaaftay.

0
218

Ugu yaraan kun iyo boqol qof ayaa la cadeeyay in ay ku dhinteen, waqooyiga bari ee dalka Afghanistan ka dib markii dadkaas dhulku la go’ay, waxaana sida muuqata quus laga istaagay in dad nool loogu tago dhoobada hoosteeda.

Masiibadan ayaa sidoo kale barakicisay dad ka badan shan kun oo qof, waxaana sababay roobab mahiigaan ah oo maalmihii ugu danbeeyay ka da’ayay degaankaas, ka dibna dhulku qar dumay oo sidaa ay ku dhinteen dad ka badan kun qof.

.
afghan.
Idale News Online, Aghanistan.