DAAWO SAWIRADA: Banaabax ka dhan ah maamulka 3 Gobol oo maanta ka dhacey Magaalada Baydhabo.

0
202

Magaalada Baydhaba ee xarunta Gobolka Bay, waxaa maanta ka dhacey  banaabax  balaaran isla  markaana ay dhigayeen taagyeerisyaasa lixd gobol ee koonfur galbeed soomaaliya.

Waxaana  lagu diidanaa banaabaxii maaanta maamulka cusub ee seddexda Gobol oo shaley looga dhawaaqey Hotel Bakiiin, islam markaana madaxweyne looga dhigey Maxamed xaaji cabdi nuur oo walaalo dhow yihiin , godoomiyihii hore ee baarlamka soomaaliya , haatana ah mudane ka tirsan baarlamka, DF soomaaliya, shariif xasan sh. Aadan.

Waxaa jirey hal ku dhigyo lagu diidanaa ama lid ku ah maamulka cusub ee seddexda gobol ay ku dhaqaaqayeen banaanbaxiyaasha   . banaabaxayaasha ayaa muujinayey midnimada lixda gobol iyo weliba ku go’naanshaha  inuu her galo rabitaakooda.

Dowlada soomaaliya , waxay horey u diidey In ay aqoonsato  maamulk ka kooban lix gobol, isla markaan  waxay doonesyaa, inuu noqdo maamulka koonfur galbeed ee soomaaliya inuu ka koobnaado  3 gobol  oo Kala aha : sh/Hoose, Bay& Bakool .

si kasta ha ahaatee siyaasiyiin wax garad iyo xildhinaano  ayaa ku  kala aragti duwan arintaasi. waxaana horey magaalaaasi, loo diidey  inuu gudaha u galo  ama lagu qasbey  inuu dib ugu magaalada muqdisho shariif xasan sh. Aadan   , ka dib  markii mudaaharaaadyo qaatey afar casho ka dhacey  magaalada Baydhabo oo loogu soo hor jeedey siyaasada dowlada iyo mid sharif xasan sh. Aadan.

banaabax11banaanax2

 

Idale News Online,Baydhabo Janaay.