Dhageyso: Jaaliyada KGS Ee Dalka UK” Shariif Xasan KGS Waxa Uu Ka Dhigey Company Uu Leeyahay”

0
310

London(INO)- Jaaliyada Koonfur Galbeed Soomaaliya Ee Magaalada London Ee Dalka UK ayaa eedaymo kulul U Soojeedisey  Madaxweynaha Dowlada Koonfur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan, iyagoona ku eedeyey in uusan waxba u qaban Shacabka Degnada KGS  tan iyo markii la dhisey Dowlada.

Jaaliyada ayaa sidoo kale sheegeen in Madaxweynaha Koonafur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan uu ka dhigey  KGS  ‘Company’ ama Shirkada Uu leeyaay.

Sidoo kale  waxay  ku eedayeen  inuu ku fashilmey Waxqabashada Isbaarooyinka daadsan Gobolka Shabellaha, iyo weliba Siyaasada Xumida ka jirto Gobolkaasi.

Halkan Ka Dhageyso

Idale News Online, London

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here