Xoghayaha Guud Ee QM,Ban Kiin Moon oo Sir Noloshiisa Ku Saabsaneyd Shaaciyey.

0
211

Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobeey Ban Kiin Moon ayaa mar uu ka hadlay Shir ka dhacayey Dalka Canada waxa uu sheegay in Xaalad adag uu kusoo koray qaar kamid ah Qoyskiisana ay Baahi dateed U dhinteen.

Ban Kiin Moon ayaa ka sheegay Shirka Looga Hadlayey Badbaadinta Dumarka iyo Caruurta ayaa Cod dheer ku sheegay in muhiim tahay is caawimaada kuwa Liita oo la taakulayana uu Codsanayo.

Ban Kiin Moon ayaa Yiri  “Walaasheey iyo Walaalkeey Baahi ayey U Dhinteen,dalka Koonfur Kuuriya,Xilligii aan dhalan ka hor ayeyna Musiibadaan nagu dhacday Buu yiri”.

Dad Badan ayaa Gaajo iyo Faqri Caalamka ku heysataa kuwaasi oo ubaahan Gar gaar dhinac walbo ah si loo bad baadiyo Nolosha Kumanaan Qof oo Xaaladaasi inay ka samo tabaxaan u Cararaya.

ban-kiin-moon-556x330

Idale News Online, New York.