Weerar Kadhacay Dalka Masar Oo Lagu Dhaawacay Mid Kamid Ahaa Saraakiisha Amaanka

0
208

 Cairo(INO)-Sida ay xaqiijinayaan wararka ka imaanaya dalka Masar gaar ahaan magaaladda Iskandariyah ayaa sheegayo in kooxa hubeysan ay weerar ku soo qaadeen ciidanka Amaanka magaaladaas.

qarax

Weerarkan ayaa lagu beegsaday sarkaal katirsanaa ciidanka Masar kaas oo ahaa madaxa Amaanka xaafadda  Wardeyan, sarkaalkan iyo  laba kammid ah ilaaladiisa ayaa weerarkan ku dhaawacmay, raga weerarka soo qaaday ayaa lasheegay inay wateen gaari nuuca raaxadda ah ayna goobta iskaga baxsadeen.

Idale News Online, Cairo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here