Daawo Sawiradda: Ururka Mideeya Qurbo Joogta Soomaaliyeed oo Magaalada Minnesota looga dhawaaqey

0
254

Xaflad Daahfur aheyd oo lagu soo dhoweynaayey Codka Qurbojoogta Soomaaliyeed (Somali Diaspora Voice) ayaa lagu qabtey Hotel Marriott oo ku yaala xaafada Saint Louis Park, ee Gobolka Minnesota. Aqoonyahano, Siyaasiyiin, Haween iyo Culumaa’udiin iyo Duqey Soomaaliyeed ayaa codkooda ku biiriyey Baahida loo qabo ka shaqeynta mideynta afkaarta kala duwan ee bulshada gudaha iyo dibada dalka iyo weliba sidii looga shaqeyn lahaa danta guud iyo arrimo kale oo door ah kuwaas oo bulshadu Soomaaliyeed ay baahi weyn u qabaan.

sdvMembers sdvTeam somaliDiasporaVoice02 somaliDiasporaVoice1 somaliDiasporaVoice01 somaliDiasporaVoice0 somaliDiasporaVoice05 somaliDiasporaVoice4 somaliDiasporaVoice04 somaliDiasporaVoice3 somaliDiasporaVoice03 somaliDiasporaVoice08 somaliDiasporaVoice07 somaliDiasporaVoice6 somaliDiasporaVoice06 somaliDiasporaVoice5 somaliDiasporaVoice09 somaliDiasporaVoice10 somaliDiasporaVoice11 somaliDiasporaVoice12 somaliDiasporaVoice13

Idale News Online

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here