TV Mareykanka laga leeyahay oo soo bandhigey qaabkii loo weeraray guri ku yaalay degmada Baraawe

0
191

Muuqaal muujinaya qaabkii loo weeraray Xarumo ay dagan yihiin Saraakiil sar sare oo ka tirsan Kooxda Alshabaab ee Degmada Baraawe ee Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa laga sii daayay qalabka warbaahinta wadanka Mareykanka.

navySealBaraaawe

Idale News Online