Suldaan Warsame oo Ka Digay In Shacabka Lagu Dul Dagaalamo.

0
204

Suldaanka beesha Jiido Suldaan Warsame Suldaan Ibraahin Aliyow waxaa uu sheegey in dad badan ey kasoo qaxeen dhibaatooyinka hadaka socda degmada qoryooleeey kaasoo ey geysanayaan qaar ka mid ah ciidamada dowlada federlka iyo amisom oo isla socda.

Suldaanka ayaa waxaa uu xukuumada uga digey in  shacabka dushiisa aan lagu dagaalamin maadaama ay dagaaladaasi ey dad badani soo bara kiciyeen waxaa kaloo uu xukuumada uga digey in maamul aan lagala tashan shacabka deegaan aan loo magacaabi karin degmada qoryooleey.

suldan-warsame

Idale News Online