Soomaali Tahriibayaal ahaa oo ka tagey Turkiga kuna sii jeeday Gariiga oo ku haligmay Badda + Magacyada dadkii badbaadey

0
364

Ugu Yaraan 10 qof oo dumar u badan ayaa k u geeriyoodey badda u dhaxaysa  Greece Iyo Turkiga ,24 Qof oo kalena way ka bad Baday doon ku qaraqantay badda u dhaxaysaa labadaasi dal,

tahriib

Ciidamada Ilaalada xiibaha Gariiga ayaa shaciyay Dad garay 24 Qof oo Somali ah ay sheegin in ay kabad badeen doon ay saarnayeen .

Halkan Ka Aqriso Magacyadooda

1 Sadiiq Xasan

2 C/Raxman cabdulle

3 Xasan Maxamed

4 Faysal Ismaciil

5 Muqtaar Maxamed

6 Maxamed cabdi

7 Ismaaciil Cadow

8 Cabdiqaadir Cumar

9 Shuuriye Sharmaake

10 Yaasiin Ibraahim

11 mustafe Shaafici Maxamed

12 Saadaq Caraale

13 C/fitaax Khaliif

14 Saabir Yusuf

15 Ibraahim C/Khayr

16 Maxamed Musa

17 Axmed Saalim

18 C/Xafiid Xasan

19 Osman Maxamed

20 Nuurta Cali

21 Maxamed Xasan Ismaaciil

22 c/ Maxamed Maxamuud Hooyada [Caasha Yusuf 1994]

24 C/laahi Sandheere