Shirka Madasha Oo Maalintii Labaad Ka Socoda Baydhabo+ Aqriso Qodobada Looga hadlaayo

0
447

Baydhabo(INO)- Shirkada Madasha Wadatashiga Qaran ayaa maalintii labaad ka socoda Magaalada Baydhabo isla markaana waxa ka qiib galey dhamaan madaxda  sare ee Dowlada Soomaaliya iyo kuwa Maamul goboleedyada Dalka Ka jira ee Soomaaliya.

Waxyaabaha ugu muhiimsan ee looga hadlaayo shirka maanta waxaa ka mid ah, dhamaystirka howlaha la xariira dooroshooyinka dalka ka dhacaya 2016,dib u eegista dastuurka iyo dhamaystirka guddiyada ka xaajoonaya maqaamka gobolka Banaadir.

Warkan Waxii ka soo kordho kale Wararkeena dambe

Xafiiska Warqabadka Idale News Online, Baydhabo
Email: Idalenewsonline@gmail.com Baydhaba Janaay