Shirka Garoowe oo Furmaya iyo Khilaafka oo Sii Xoogeeysanaayo

0
256

Garowe(INO)-Kullan Labo Maalin Qaatay oo Magaalada Garoowe ku Dhex Maray Madaxda Mamaul Goboleedyadda Iyo Madaxweynaha Dowlada Federalkaa ah ee Soomaaliya oo Fashil kusoo Dhamaaday ayaa waxaa Maanta la Filaya in uu Mar kale Furmo.

NEWS UPDATE

Madaxda Maamuladda Iyo Madaxweynaha Dowlada Federaalka ah ee soomaaliya  ayaa waxaa ay Madaxweynaha Maamulka Puntland Cabdi Wali Maxamed Cali Gaas iyo Xubno puntland kazoo Jeeda oo Shirka ka qeeyb Galayay Ku Qanci Waayeen in Gobolada Mudug iyo Gal-gaduud la isku Darro

Maamulka Puntland ayaa waxa uu ku Adkeeysanayaa in uu Maamulka Gobolak Mudug Qeybta Waqooyi uu lee yahay Halka Madaxweynaha Dowlada Federaalka ah iyo Xubnaha la Socda ay sheegeen in Gobolka Mudug La Raacinaayo Gobolka Gal-gaduud

Magaalada Cadaado Ee Gobolka Gal-gaduud Waxaa ka Socda Shir Maamul loogu Sameeynaayo Goboladda Mudug iyo Gal-gaduud  Kaasi oo Puntland ay Si Cad Uga soo Horjeesatay

Natiijadda Kullanka Maanta ayaana Laga Muujineeynin Rajo wanaagsano

Idale News Online, Garowe

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here