Sawiro: Gudiga Ganacsatada Gurmadka Abaaraha Ee Gobolka Bay Oo Raashin U Qiibiyey Barakacyaal

0
299

Baydhabo(INO)- Gudiga Ganacsatada Gurmadka abaaraha ee Gobolka Bay ayaa Maanta  Waxay cuno qiibin u sameeyeen Qaar ka mid ah Barakacyaasha Ku Rafaadsan Gudaha Kaamamka Magaalada Baydhabo Ee Xarunta Gobolka Bay.

Gudiga Ganacsatada Gurmadka abaaraha ee Gobolka Bay ayaa waxay balanqaadeen inay sii wadi doonaan samabixinta Bulshada Abaartu  iyo La’aanta Saameysey inta ay aboodaan, waxayna Ku baaqeen in laga wada qiib qaato Howlaha samafalka Ee socoda.

Halkan Ka Daaawo Sawiro