R/wasaaraha DF mudane C/wali Sheekh Axmed iyo wafdi uu hogaaminayo, ayaa maanta ku wajahan magaalo Xeebeedka Marka ee Gobolka Shabeelada Hoose.
Maamulka ka arimiya magaalada Marka iyo rag taagyeera maamulka 3da Gobl Ee koonfur galbeed oo ku sugan magaaladaias , ayaa warbaahinta u xaqiijiyay, safarka uu R/wasaarahamaanta ku tagayo halkaas.
Faah faahin lagama haayo sababta ka danbeysa Safarka R/wasaaraha uu ku tagayo Marka, balse maalmihii u danbeysay, waxa uu safaro ku kala bixinayay qeybo kamid ah Gobolada Dalka.
Wixii war ah ee kusoo kordha kala soco Idale News Online.