Idalenews-Ra’isul wasaaraha xukuumadda soomalia mudane xasan cali kheyre ayaa wareegto xafiiskiisa kasii baxday waxa uu ku magacaabay wariye C/qaadir Maxamed Cashar (Nadaara).
AC/qaadir Maxamed Cashar (Nadaara) ayaa loo magacaabay la-taliyaha ra;isul Wasaaraha ee dhanka warfaafinta iyo wacyi galinta.
Wareegtada ayaa waxa ku xusan taariikhda 2-8-2017 waxaana ay dhaqan gali doonta markuu uu saxiixo ra’isul wasaare kheyre.
Wareegtada waxaa si rasmi ah loogu soo saaray faafinta rasmiga ah ee dowladda federaalka soomalia.
Halkaan hoose ka aqriso wareegtada nadaara lagu magacaabay.