Idalenews:Nasra Hassan waa gabar dhalinyara ah oo ku nool magaalada Columbus ee gobolka Ohio, waxay leedahay xarun soo saarto kareemooyinka jirka, sidoo kale waxay sameysaa cuntooyin kala duwan.
Mana ahan shaqsiyaad kii ugu hireeyay waxaa jiraa dhalin yaro wadanka mareeykan malmahan dambi halabuur wanaagsan ka curiyay.
Tank ayaa waxaa loo arkaa in at Soomalidu tahay dad ganacsiga ku firfircoon.