Idale Somali News Update Muuqaalka maanta ee magaalada Baladweyne (DAAWO SAWIRRO) By News-Editor - September 10, 2013 0 344 Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Isbedallo dhinacyo badan leh ayaa waxaa ay ka jiraan magaalada Baladweyne, xarunta gobolka Hiiraan oo ay ku sugan yihiin ciidamo ka tirsan kuwa AMISOM, gaar ahaan kuwa dalka Jabuuti. Idale News Muqdisho