Iyadoo Doowlada Kenya ay dagaal ba’an kula jirto Soomaalida ku nool dalkeeda, islamarkaasna ku mar marsiyooneysa ineey dagaal kula jirto aragagixiso, ayaa madaxweynaha Uganda Yuweri Museveni, waxa uu sheegay in kuwa dhibka ku haaya Kenya ay joogaan dalkiisa.
“Waa eey adagtahay la dagaalanka argagixisada, waxaa adag inaad xog ka hesho dhibaatada ay maleegayaan” sidaa waxaa yiri Museveni.
Doowlada Uganda ayaa iyana xiligaan dagaal adag kula jirta koox falaago ah, oo lagu magacaabo Teso, kuwaasoo ku dhuumaaleysanaya Xuduudka howdka ah ee u dhaxeeya Kenya iyo Uganda.
Ugu dambeyntii dowlaha Kenya iyo Uganda, waxay ciidamo nabad ilaalin udireen dalka Soomaaliya.
Idale News Online, Kampala.