Minneapolis:Soomaalida oo Loo Dhisayo Suuq Iyaga U Gaar Ah

0
179

Idalenews:Guddiga Hormarinta magaalada Minneapolis ee gobalkaas, ayaa maanta si deg deg ah u go’aamiyay goobtii laga dhisi lahaa Suuq Weyn oo ay Soomaalida u qaas ah.

Dhismaha Suuqaan ayaa mudaba waxaa u ololeynayay Cabdi Warsame oo ah mudane ka tirsan Golaha Deegaanka ee magaalada Minneapolis.

Hadabada Wariyaha VOA ee gobalka Minnesota Maxamuud Mascadde, ayaa Cabdi Warsame ka wareystay go’aanka Guddiga Hormarinta, iyo dhinaca kale aragtidiisa ku aadan kororka dadka cunsuriyiinta ee dalkan Mareykanka oo maalmihii la soo dhaafay kor u soo kacayay