Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Puntland laanteeda gobollada Bari, Karkaar,Sanaag,iyo waliba Haylaan ayaa maanta xukun ku riddey 7nin oo horay uga tirsanaa ciidanka ilaalada xeebaha Puntland.
[vsw id=”Fb6r5edTI9o” source=”youtube” width=”425″ height=”344″ autoplay=”no”]
Idale News Muqdisho