Maxamuud Cali Shire”waan ku faraxsanahay Wasiirka la ii magacaabay

0
172

Baydhaba Janaay.

Dr.Maxamuud Cali Shire oo loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud iyo Dib u dhiska ee Maamulka K/Galbeed ayaa isagoo ku sugan Magaalada Muqdisho waxaa uu Warbaahinta uga warbixiyey dareenkiisa,isagoo dhinaca kalena si diiran u soo dhaweeyey Mas,uuliyada culus ee loo igmadey.

Wasiirada La magacaabey ayaa Waxay kala yihiin

1. Liibaan Ibraahim Amiin Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta

2. Cabdulqaadir Cabdiraxmaan Cali Baraf Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Dhirta iyo Daaqa

3. Aadan Cusmaan Xaashi Sujuu Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha

4. Xaaji Cali Aadan Fartaag Wasiirka Wasaaradda Dhallinyarada Isboortiga iyo Garoomada Cayaaraha

5. Cabdullaahi Aadan Cali Shaletey Wasiirka Wasaaradda Waxbashada iyo Barbaarinta (DM)

6. Dr. Axmed Maxamed Abuukar Wasiirka Wasaaradda Lacagta iyo Hantida

7. Dr. Maxamuud Cali Shire Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud iyo Dib u dhiska

8. Dr. Cali Isaaq Cabdullahi Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Dalxiiska iyo Dhaqanka

9. Dr. Cabdirashiid Maxamed Ducaale Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Horumarinta Shaqaalaha Dowladda iyo Kuwa Gaarka ah.

10. Xasan Makooma Mahiina Wasiirka Wasaaradda Iskuduwidda Gargaarka Bani’aadannimada, Xuquuqul Insaanka iyo Daryeelka Naafada.

11. Xaaji Maxamed Caddow Wasiirka Wasaaradda Hub kadhigista, Dhaqancelinta iyo Dib u dejinta Barakacayaasha iyo qaxootiga.

12. Saalax Sheekh Cismaan Cabdalla Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka (DIR)

13. Faadumo Maxamed Xuseen Abuukar (Faayow) Wasiirka Wasaaradda Haweenka Iyo Horumarinta Qoyska (DM)

Idale News Online.