Ethiopia ayaa ciidamo badan waxay kaga sugan yihiin gudaha dalka Soomaaliya, kuwaasi oo markii dambe lagu biiriyay howlgalka AMISOM ee ka socdo dalka Soomaaliya.
Xogaha aan heleyno ayaa sheegaya in kulanka maanta diirada lagu saarayo dagaalka ethiopia ay kula jirto waxay ugu yeereen argagixisada iyo isgaashiga labaa dowladood.
Ra’iisul wasaaraha Yahuuda ayaa kulankiisa maanta sidoo kale diirada ku saaraya sidii Israel u caawin laheyd dowlada Ethiopia, si ay amaanka dalkeeda u xaqiijiso.
Kulanka maanta waxaa Soomaaliya ka quseeya dhanka amaanka, maadaama Ethiopia ay ciidamo ak joogaan dalka Soomaaliya, waxaana sidoo kale ka quseeya in ra’iisul wasaaraha Yahuuda uu doonayo in arimaha Soomaaliya markaan uu faragelin ku yeesho.
Xafiiska Warqabadka Idale News Online, Baydhabo
Email: Idalenewsonline@gmail.com Baydhaba Janaay.