Washintong(Ino)War laga soo saaray Aqalka Cad ee Mareykanka ayaa lagu sheegay in Mareykanka uu si kulul u cambaareenayo weerar lagu dilay 28-qof oo ay mas’uuliyadedu ay sheegteen Al-shabaab.
Wasaarada arimaha dibada dalkaasi ayaa sheegtay in ay Kenya kala shaqeen doonaan la dagaalanka Al-shabaab.Sidoo kale waxaa weerarkaasi cambaaresay QM.
Idale News Online, Washintong