Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Magaalada Muqdisho dib ugu soo laabtay, isagoona Maalmihii la soo laafay ku sugnaa Magaalada Beydhabo ee Xarunta Gobolka Baay.
Madaxweynaha ayaa Kualamo gaar gaar ah la soo qaatay intii uu ku sugnaa Magaalada Beydhabo labada Maamul ee Beydhabo looga dhawaaqayn,isagoona kala hadlaayay Labada Maamul Xaalada Magaalada Beydhabo janaay ay mareyso iyo labada Maamul Beydhabo looga dhawaaqay.
Madaxaweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa weli la hadlin Warbaahinta waxana loo Gudbiyay Xarunta Madaxtooyada Villa Soomaaliya.
Idale News Online,Muqdisho.