Madaxweyne Xasan oo shirka Brussels ka dib wareysi siiyey wariye Xudeyfi

0
199

Madaxweynaha Xasan Sheekh Maxamed oo safar gaaban ku yimid ka dib markii shirkii Brussel ee looga hadlaayey arrimaha dib u dhiska Somalia, kaasoo shirkaasi looga yaboohey 1.8 Bilyan oo somalia dib loogu dhisaayo arrimaha adeega bulshada iyo horumarinta nabadgelyada. Madaxweyne ayaa sidoo kale rajo ka qabo in lacagaha shirka Brussels loogu yaboohey in dalka soo gaaraan isagoo sheegay in dowladiisu ay soo gudbisey barnaamijka dib u dhiska dalka taasna lagu saleysey yabooha ka soo yeeray shirka.

madaxweyneXasan

Idale News Online