Madaxweyne Shariif Xasan Sheekh Aadan Oo Ku Wajahan Magalaada Baraawe Ee Gobolka Shabellaha Hoose

0
240

Baydhabo(INO)-Madaxweynaha Dowlada KG Soomaaliya  Md Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa lagu wadaa in maanta socdaalkiisa ugu horeeyay tan iyo markii la doortay ku tago Gobolka Shabeellaha Hoose.

Sharfiifka

 Madaxweyne Shariif Xasan Ayaa Si gaar ahaan  U Booqanya Caasimada  maamulkiisa Magaalada Dekedda leh ee Baraawe.

Madaxweyne Shariif Xasan iyo wafdiga uu hogaaminaya oo qaar ka mid ah ka tirsan DF Soomaaliya ayaa waxay doonayan inay u kuur galaan xaalada Degmada Baraawe oo dhawaan laga xoreeyay maleeshiyaadka  Argigixisada Ee al shabaab.

Safarka Shariif Xasan ee Magaalada Baraawe  ayaa qaadan doono maalin oo keliya ka dibna waxaa uu ku soo  Waxa uu Soo Mari Doona Magaalada Muqdisho sida ay warbaahinta  Koonfur Galbeed u Xaqeejiyay sarkaal ka tirsan xafiiska Madaxweynaha Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Waxii Ka Soo Kordho Kala Soco Wararkeyaga Dambe Ee Idale News Online.

Idale News Online, Xafiiska Baydhabo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here