Idalenews-Mudane Max’ed C/llaahi Farmaajo ayaa guddigaasi kala hadlay sidii loo dardargelinta howlaha ku aadan sidii loo xoojin lahaa taakuleynta ciidamada Qalabka sida.
Sidoo kale Madaxweyne Farmaajo ayaa sidoo kale waxaa uu talooyin ku aadan howlaha ay hayaan, iyo baahiyahaha ay qabaan.
Waxaa uu ku amaanay madaxweynaha Guddigaasi sida ay ugu howlan yihiin sidii ay u garab istaagi lahaayeen ciidamada Qalabka sida