Madaxweynaha Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa safar qaadan doona muddo ka badan 10 cisho ku tagi doona dalalka Imaaraadka carabka, Brussels, Italy iyo wadanka Mareykanka gaar ahaan gobolada New York iyo Ohio.
Madaxweyne Xasan ayaa lagu wadaa in bishaan September 12keeda gaaro dalka Imaaraadka si uu uga qeybgalo shirka la dagaalnka burcad badeedka “(3rd Dubai International Counter-Piracy Conference)” oo Somalia ay ka mid tahay dalalka lagu casumey, shirkaan ayaa socon doona ilaa September 14keeda, ka dib madaxweynaha iyo wafdigiisa oo gaaraaya ilaa 25 qof waxay uga sii gudbi doonaan dalka Brussels halkaasoo uu ka dhici doono shirkii New Deal ee looga hadlaayey arrimaha dib u dhiska Somalia kaasoo bisha september 15keeda ka furmi doona Brussels.
Madaxwynaha ayaa bishaan 19keeda laga sugaayaa inuu yimaado xarunta qaramada midoobey halkaasi uu kaga qeybgali doono shirkii qaramada midoobey ee sanadlaha ahaa.
Madaxweynaha ayaa inta uusan dalka dib ugu soo noqon qorshihiisu yahay inuu gaaro gobolka labaad ee Somalidu ku nool dalka mareykana ee Ohio tago si jaaliyada gobolkaasi ula kulmo.
Magacyada Liiska Wafdiga Madaxweynaha:
H.E President’s List of Entourage to Brussels, Rome, Wash. DC,Ohio & New York September 2013 .
Brussels, then Rome, Washington. DC Ohio
1 H.E Hassan Sheikh Mohamoud President Dip. Somali
2 H.E Fawzia V.H. Adam DPM/MFA British
3 H.E Mohamoud Suleyman MoFP British
4 H.E Farah Sheikh Abdulkadir State Minister Dip. Somali
5 Kamaludin D. Hassan Chief of Staff Dip. Somali
6 Awes Haji Yusuf Chief, Policy Unit Dip. Somali
7 Ahmed Ainte Sr. Advisor to President British
8 Hussein Qasim Yusuf Deputy Chief of Staff Dip. Somali
9 Abdirahman Sheikh -Issa National Security Advisor Canadian
10 Abdi Aden Dirie Sr. Advisor to the PM USA
11 Ismail Jimale Sr. Advisor to President Netherlands
12 Ali Sharif Ahmed Sr. Advisor to President British
13 Ibrahim Sheikh Muhudin Chief Protocol British
14 Abdirizak Hassan Sr. Advisor to the PM USA
15 Ahmed Haji Abdullahi Sr. Advisor to MoFP Canadian
16 Abdirahman Sharif Sr. Advisor to MoFP British
17 Sadiq A. Farah g7 focal point USA
18 Abdirahman Omar Osman Sr. Advisor to President British
19 Shador Haji Mohamud Cameraman Serv- Somali
20 Abdirahman Aden Osman PA to the President Serv- Somali
21 Malik Abdalla Comm Director USA
22 Khadra A. Dualeh Chief of Staff to the DPM USA
23 Abdifitah Mohamed Protocol to the DPM Norwegian
# Nos. 6, 7, 8, 9, 11 will depart from UAE to Brussels as an advance
team on 13th September 2013 # Nos. 2,3, 22 & 23 will be funded by
their respective ministries except Brussels where EU sponsors all
Idale News Online