Madaxweynaha Koofur Afrika Jacob Zuma, ayaa saakay loola cararay Isbitaal, sidaas waxaa xaqiijiyay Xafiiskiisa.
Xaalada Caafimaad ee Madaxweyne Jacob Zuma, ayaa lagu waramayaa ineeysan wanaagsaneen, waxana hada la tacaalaya dhaqaatiirtiisa gaarka ah.
Madaxweyne Jacob Zuma oo hada 72 jir ah, ayaa markii 2aad loo caleemo saaray madaxtinimada dalakaas 24kii Bishii lasoo dhaafay.
Waxii Ku Soo kordho , kala soco Wararkeyga Dambe.
Idale News Online, Cep Town.